Wasiir Samaalle Oo Agaasimeyaasha Guud u furay shir ku saabsan
odoroska Miisaaniyadda
Hargeysa (TNN):-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md
Cabdicasiis Maxamed Sa maa le ayaa maanta u furay agaasimayaasha
Guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha dawlad da kulan hal maalin ah oo
ujeedadiisu tahay wadatashi ku saabsan soo gudbinta odoroska
miisaaniyadd aha wasaaradaha ee 2013/2014.
Md Samaale oo ay wehelinayeen mas’uuliyiin ay ka mid yahiin
Hantidhowrka guud ee Qaran ka, xisaabiyaha guud iyo gudoomiyaha
hay’adda shaqaalaha Dawlada ayaa kulankaasi is xo gwar aysiga ah oo
ku qabsoomay xarunt shaqaalaha Dawladda waxa uu ka sheegay in miis
aaniyad aan badnayni ku kordhayso miisaaniyaddii sanadkii hore,
dibna loo eegi doono was aaradaha ka cabanaya dhinaca miisaniyadda
oo ku yarayd.
Wasiirka maaliyaddu waxa uu sheegay in hawsha miisaaniyad soo saarku
ay tahay mid ha wsh eeda la wada leeyahay, waxana uu u mahadnaqay
wasaaradaha iyo hay’adaha kala shaqeeya dhanka dakhli soo saarka,
Md Cabdicasiis Maxamed Samaale waxa uu ka codsaday agasimayasha guud
ee kulankasi soo xaadiray inay sadexdii biloodba mar soo gudbiyaan
xisaab xidhka si loola socdo in dakh liga iyo kharashku is daboolo,
halka sidoo kalena uu wasiirku ka dalbday agasimayaasha in ay soo
gudbiyaan odoroskii miisaniyadaha wasaaradaha ee 2013/2014
Dhnk kalena Xubno ka tirsn gasimyasha guud ee kulank k qayb gala
ayaa kulankaa ka jeedi yey warbixino khuseeya baahiyaha
wasaaradahooda.
Cumar Maxamed Faarax
Hargeysa,Somaliland
|