Wasiirada Arrimaha Debadda Iyo Madaxtooyada Somaliland Oo Kulan Addis Ababa Kula Yeeshay Wasiiro Ka Tirsan Dawladda Itoobiya

 


Addis Ababa (TNN):- Waftigii Wasiirada Somaliland ee safarka shaqo ku jooga Caasimadda Dalka Itoobiya ee Addis-ababa, ayaa maanta kulmo la yeeshay xubno dhigooda ah oo ka tirsan Wasii rada dalkaasi, kulankan Wasiirada labada Wadan ee Itoobiya iyo Somaliland, waxaa lagaga wa da hadlaayay Mashruuci Berbera Corridor iyo qorshaha waddadaas.


Sidoo kale waxaa diirada lagu saaray dhamaystirka mashruucaas oo muddo sannado ah hawshii su socotay. Wasiirada Somaliland ee kulankaas ka qaybgalay oo kala aha Wasiirka arrimaha d ebadda Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirka Madaxtooyada Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan waxaa ku w ehelinaayay Sadiirka Somaliland u fadhiya dalkaasi Itoobiya Mud. maxamuud Aadan Jaamac Gala al.


Source: slt