Wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland oo furey Koobka Ra madaanta Ee Garoonka Ganad oo ay maalgelisey Hayada Wadaniga ah ODHA.



Hargeysa (TNN)-Hayada wadaniga ah ee ODHA ayaa Tartan ay ku dheeri gelineyso dhallinyarada bishan barakaysan ee ramadaan awgeed ugu qabatey Garoonka Maxamed Warsame ee degmada koodbuur.Koo bkan oo ah kii bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa furitaankiisii kasooq ayb galley Wasiirka Dhalliny arada dhaqanka iyo ciyaaraya Somaliland Md Cabdi Siciid Faahiye,Gudoomiyaha Hayada Wadaniga ahee ODHA Marwo Faadumo Siciid Ibraahim,Madax Mashariicda ee ODHA Md Yuusuf Xasan Jaamac,dhallinyarada xaafada xerro iyo ciyaartoy farabadan oo ka qayb galaayey tatankan.


Ugu Horeyn Wasiirka dhallinyarada dhaqanka iyo ciyaaaha Somaliland MdCabdi Siciid Faahiye oo munaaisbad aasi furitaanka koobka ramadaanta ee garoonak Mohamed warsame ee xaafada xerro awr kahadley ayaa u mahad naqey Gudoomiyaha ODHA Marwo faadumo Siciid oo uu ugu mahadn celiyey dheeri gellinta mar wa lba lagarab taagan ahey dhallinyarada somalialnd. Wasiirku waxaa uu intaasi raaciyey iney wasaarad aha an sandkan xooga sarayaan dhallinyarada ciyaraha iyo dhaqankaba waxanu shegeyn in maanta dhamaan gbolada somaliland tartankk bisha ramdaan sifiican uga bilaabmey.

Waxaa u soo jeediyey qanac sata iyo wa xaradka somaliland iney dhiirigeliyaan ciyaaryahanda bisha ramad aan Gudoomiyaha hayada wadaniga ee ODHA Maro faadumo Siciid Ibraahim oo ka hadashey iyana munasia bdaasi ayaa sheegtey in haayda haan ay mawalba dhallinyard adhiiri geliyaan sababtoo ah dhallinyardau waa xoogo bari.waxaney kula dardaaran tey Marwo Faadum siciid dhallinyarad aineyilalaiyaan anshaxa iyo sharciga ciyaraha inta uukobkani socdo.


Sidoo kalle waxaa isn akahadley munaasibadaasi Ahmed haben oo kamdi ah dhallinyarda xaafda iyo C/laahi oo kuhadlaayey afka waalidiinta.


isku soo wada dooboomaaha markii ugu horeysay ee hayada wadaniga ah ee ODHA ay ka qayb qaadato dhiirigellin dhallinyarad aiyo ciyaarah somaliland.



Axmed Maxamed Shaqalle
Shaqalle02@gmail.com
Hargeysa Somaliland.