WAR-SAXAAFADEED

 

 

 

Xeer Wasiir Lr. 001/042012

Magacaabid

Ku: Mudane, Cabdiraxmaan Maxamuud Ibraahim (Saqadhi) Hargeysa

Og: Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Hargeysa

Og: Agaasimaha Xisaabaadka Madaxtooyada Hargeysa

Ujeedd: Magacaabid

Markaan Arkay: Aqoonta iyo Kartida aad u leedahay nidaamka Protocol-ka ilaalinta habsami u socodka hawlaha xafiiska madaxtooyada, laga bilaabo taariikhda qoraalkan waxaan kuu magacaabay in aad noqoto madaxa xafiiska Protocol-ka MadaxtooyadaJSL.

Sidaa darteed waxaan kaa rajaynayaa in aad si la’aan ah u gudan doonto waajibaadkaaga shaqo.

 



Allaa mahad leh.

Xirsi Cali X. Xasan

Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada JSL.

ALLAA MAHAD LEH