Wasiirkii Arimaha Gudaha Somaliland oo maanta Gaadhay Magaaladaa London iyo Jaaliyada Somaliland oo si diiran ugu soo dhaweeyey Madaarka  Heathrow Airport

 



Dhinaca Kale Safiirka Somaliland Ee Dalkaasi UK Iyo Qurbajoog Aad U Tiro Badan Kuwaas Oo Dhamaan Ku Labisnaa Astaanta Qaranka Somaliland ......


London(TNN):- Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed War ancade ayaa maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Maagalo London Ee Cariga Ingiriiska Ka Dib Markii Wasiir Warancade Iyo Wasiirada Arimaha Dibada Iyo Macdanta Iyo Biyuhu Si Wa da Jira Marti Qaad Uga Heleen Dawlada Ingriiska Kooxdan Wasiirada Ah Oo Uu Ugu Danb eey ey Wasiir Warancade Ayaa Waxay Halkaasi U Tageen Sidii Kor Looguu Qaadi Lahaa Xidhiidh ka Iyo Iskaashiga Labada Wadan Ee Somaliland Iyo UK .

 
Dhinaca Kale Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Wara ncade waxa Si Mug Iyo Miisanle loogu Soo Dhaweeyey Garoonka Diyaaraha Ee Ee  Heathro w Airport.Dhinaca Kale Safiirka Somaliland Ee Dalkaasi UK Iyo Qurbajoog Aad U Tiro Badan ayaa si weyn u soodhaweeyey iyagoo  Ku Labisnaa Astaanta Qaranka Somaliland
 

 


Timacade News Desk
London,UK