Wasiirrada  Ganacsiga iyo maal-gashiga caalamiga ah iyo  Wasiirka Du ulista Hawadda, Gaadiidka  iyo Cirka  Somaliland,  Dr.Maxamed Cabdi laahi Cumar iyo Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa  kulan bala adhan la ye eshay Guddoomiyaha Shirkadda diyaaradaha ee Al-carabiya ee Dalka Imaaraadka Carabta