waxa wax laga xummaado ah in xukuumada somaliland baahiso waxa aan gelikarin caq liga bulshada reer somaliland kaas oo odhanaya Gud-Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka jamhuurida somaliland ayaa salaamay ama la qosley madaxweynaha somalie iyo wasiir kiisa arimaha dibada waxan arintaa ka leeyahay ilaahay iyo ummadda somalilandba way ogtahay Gud-Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka {UCID}ING F.Cali Xusseen wuxuu gallo iyo wuxuu gudoba e taas la,idiinma igmane ka hadla Agaasimayaashiina maamul gobol eedka ku sheegay jamhuuriyada s/land waxna ka qabta tabashada bulshada somaliland bari ilaa galbeed mida kale wallaalkay Abib Diriye Nur waxan odhanlahaa sacaadatuwa siir qaderin weynbaan kuu hayaa laakiin hadalkaasi mid meesha qabta maaha

 


Gud-Xis-Ucid ee Dalka Nederland

M M Eleye {Suweys}