Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada Reer Somaliland ee ku dhaqan
Woqooyiga London
(North London) iyo nawaaxigeeda ,inay ka soo qaybgalaan kulan
lagu soo dhawaynayo waftigii wasiirada Somaliland ee booqashada ku
joogay Boqortooyada Ingiriiska ee kala ahaa:
•
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed
•
Wasiirka Beeraha Dr. Faarax Cilmi Maxamed
•
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac
Shirku wuxuu ka dhacayaa.
Andover Community Centre
Andover Estate
Corker Walk
Islington
London
N7 7RY
Taariikhda:
02/05/2011
Saacada: 4PM -
8PM
Finsbury Park Station (Victoria,
Piccadilly Lines & British rail)
Buses: 254, 253,
29, 4
Faah faahinta kala xidhiidh Telefoonadan:
07572589663
07960341495
07588570023
|