Waxaan anigoo ah maxamed axmed cismaan (indho) aan halkan ka canbaaraynayaa dilkii foosha xumaa ee wax shinimada ahaaa ee shalay ka dhacay degaanka saameel
 

 

Asalaama calaykum warax matulaahi wa bara kaatuhu salaan kadib aniga oo ah Maxamed Axmed Xaaji Cismaan, waxaan halkan ka canbaaraynayaa gacan ku dhiig layaashii gaystay dilka wax shi nimada ah ee bini aadnimada ka baxsan iyaga oo ku laayay dad aan waxba galabsan colaadna dhex oolin.


Run ahaanti arintaasi waa arin aad iyo aad u fool xun mudana in ragaa la mariyo ciqaabtay muta ysteen waayo dad wada degan oo walaalo ah oo inan iyo abtigii ah oo waliba nabadi dhex taalo ayay ka dhex abuureen fitmo iyo kicin. hadaba ta is waydiinta lihi waxa ay tahay maxaa la gudb oon labada beelood ee uu u kala dhexeeyo dilku waxaan filayaa hadii jawaabta arintaa si fiican loo garto oo lagu dhaqmo in ay meesha ka bixi lahaayeen arimahan oo kale waxaa xaqiiqo ah nin ka gacan ku dhiiglaha ahi ma leh cid waana nin danbiile ah mana haboona in la taageero labada belood ee walaalaha ahina waa in ay u tafa xaytaan sidii ay iskaga kaashan lahaayen soo qabas hada danbiilayaashii kadibna sharciga loo marin lahaaa nabi Maxamed naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee wuxuu yidhi


عن أنس رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: انصر أخاك ظالماً أو مظلوماً، فقال: رجل يا رسول الله صلى الله عليه وسلم أنصره إذ كان مظلوماً، أفرأيت إذا كان ظالماً كيف أنصره؟! قال: تحجزه أو تمنعه من الظلم، فإن ذلك نصره.


walaal kaa u gar gaar hadiii isaga la dulmiyay iyo hadii uu isagu wax dulmiyayba nin ayaa yidhi nabi aloow garanay hadii la dulmiyay in aanu u gar gaarno lakiin isagu hadii uu wax dulmiyay see aanu ugu gar gaaraynaa mar kaas ayuu yidhi nabigeena suuban naxariis iyo nabad gelyo korkiisa ha ahaatee markaana isaga qabo oo u diid dulmiga taas ayaa u gar gaarid ahe macnaha ha ku garab galin


Waxaan kaloo ku boorinayaa dadka walaalaha ah in ay ka dheeraadaan kala aargoosiga la dilaa yo qof aan waxba ka ogayn dilkan oo loo dilaayo uun waxay isku reer amaba hayb hoose isku yih iin gacan ku dhiiglaha haba noqdo walaalkii aabihii amaba inan kiisa ilaahay subxaanahuu wataca alaaa wuxuu yidhi,nafna naf danbigeeda ma qaadayso qof kastana wax aan danbigiisa ahayn la gu ciqaabi maayo mar walaalayaaloow nabada ha lagu dadaalo kii wax dilayna tolkii iyo ilmadeera dii ha keeneen oo ha soo dhiibeen hana la mariyo shareecada islaamku waxay ka qabto falkaas oo kale ilaahayna ha inaga nabad geliyo wax danbo fitan ah bogeenana burcad ha isku mariyo wa salaama calaykum warax ma tulaahi wa barakaatuhuu.

 

 

 

 

Maxamed Axmed Cismaan (indho)
France