HAMBALYO HAMBALYO

 

 

Waxaan halkaan hambalyo u dirayaa maamulka cusub ee loo doortay ururka suxufiyiinta Somlilandee SOLJA. Mudane Maxamuud Cabdi Jaamac(Xuuto) iyo xub-naha kale ee iyagau na la doortay.

Waxaan illahy idinka baryayaa inuu Xilkaasi cusub ee la idiin doortay idinku as-turo, waa ogahay inaad tahay nin xilkaasi gudan kara adiga iyo xunaha kaleba. sidaas darteed. waxaan mar-labaad idin leeyahay hambalyo
Xilkuna waa wareegto ee haloo haneeeyo. Dhalin-yartaasi ku guulaystay xilkaasi.
 

 

 


Maxamed Yuusuf Buux
Holland.