NIN KAY CUUR LA FUDUDOW ,ANIGA WAYGU CULUS TAHAY

 



WAXAAN HALKAN KA SALAMAYAA DHAMAAN REER SOMALILAND, SI GAAR AH, INTA JECEL JIR ITAAN KA SOMALILAND.

MARKA LABAAD WAXAAN BOGAADIN U DIRAYAA CIIDAN DALKA EE GOOR WALBA HU HAWLAN SIDI NABAD GALO UUGU HAYN LAHAA DALKA

MARKA SADEXAAD WAXAAN ARKA SOMALILAND OO LAGU SII WADO TARIIQ MADOW, LANA HABAABINAYO MA KALE. TAASI WAXAY IGI DHALISAY TIX GABAY AH OO LA YIDHI NIN KAY CUUR LA FUDUDOOW ANIGA WAYGU CULUS TAHAY.


 

 



NIN KAY CUUR LA FUDDOOW
ANIGA WAYGU CULUS TAHAY
CUUR EEY HASAHAYDII
LIXDAN KII LA CIILEE
LAGU LUMIYAY CEEL XUME
CUDUDDI JIDH KAY GIYO
CAAWIMO ILAHA IYO
CAARA YUUBTA KULA HADHAY
COL IYO ABAAR IYO
LOO DAAQAY CIINKEE
CURADDADU U HOYDEEN
CAKU YEE Y HASHI AAN
UGA GOAY CAWAYS KIYO
CISSE IYO WANAAG IYO
LO NACAY CARUURTII

*****

NINKA MAANTA CELIYOOW
CEEL XUME LA DOONTOOW
EE WALIBA CAD QUUDHEED
RASHIN CIIDA LO DHIGAY
CALAF MOODA YOOW TOOS
CEEL BAHALO JOOGAAN
CIIR SINA KA DHEERY AHAY
WALAAL CAGA HA HAY GALIN

*****

CAKUYEEY RAGGAYGI
KUWI CALAN KAN LOO DILAY
LAGU AASIN CIIDNA
EE CADCEEDDA LO DHIGAY
KUWI HAAD KU CANAY SHALY
WALI CIILL BAX HELINOOW
MAR KALAY CARCEER TOO
CEEL XUME LA GEEYEE
YAN U CIIR SAN DOONA ?

*****

CIIL KA WAXAY BADAY
LIXDAN KI RAGGI CUNAY
CALAF GOOYAY REER KANI
MAANTANA CUMAAMADAN
COLLA GEED KA KULA SHIRAY
CALAF KALE HA JOGEE
IGA QAADAY CAAD KII
CARUURTA AAN KU SABI JIRAY
ANA AAN CALOOL YOOW
CIDLA UUN KA OOYEE
CIIDIINA IIN TAHAY
BAL YA LO CALAACALI ?

*****

CIIDAN KIYO XOOGOOW
DAD KI CIIDAN JOGOOW
CULIMIYO AQOONEE
CIROOLIYO CARUUREEY
MA OGTAHAY CODKEENI
WALI LUGUMA CIIL BIXIN
LAGUMA HELIN CIIL TIRE
COLADDI WA HALKEDI
CILMI HADAL KI DAAYO
CAFIMAAD MABAAD HELIN
MARKA MIDI KA CARARABA
MID BA CEEL KA KU GALA

*****

WAXA WALIBA CAYNKAA
CIDLA KU GEEYEEN
CALANKI LA HOOS DHIGAY
NIN KI CIIDAN GUBAYEE
CIRKA KAGA YIMIYEE
KUGU GIIJAY CAYNKEE
HORE KU CADABEE
IN MAR KALE LA CARIDO
CAQLI MIYAA KU HAYSAAN ?

*****

MAANTA CAASHAQ BA JIRA
XIISIHII LA SOO CELI
CAMAL XUMANI WA KOW
CASAR INAXAROO TAAN
WIXI KU GU CASIISABA
CAGTA HOOSE GALISAAN
CADRADI HII DALKEENANA
DIB INA U CELISAAN
GAAL LAGU CASUUMOO
OO WUSHAYSI CIIL QABA
CARUURA HA U QADAAN
DUMAR KEENA CAAN KA AH
CAAR KEENAN QAIYA
LAGU GADO CIYAARO
WALIBA CAR JOOQ DHIYO
CALAN KEENU DUMO LABA
WALI DHEESHA CAYN KANA
CAQLI MIYAA KU HAYSAAN ?

*****

CASIISOOW ILAH HOOW
CAADIL KII NA UUMEE
CIIDA NAGA ALKUMAYOOW
MAALIN TAYA CASAATABA
CAMAL KUNA XUMAADABA
MAWLIHII CAYMIN JIRAOO
MAANTA CAYN KA AY TAHAY
CAASI GA KU BADAN OO
CIBAADADI YARATOO
CARDNN DHADHI WANAAGO
XUMUHY KU CAANOO
AGOON CUNE WA XOODOO
CILMI DHOONTA GOOYOO
CAFIMAAD DAG DHABA OO
CARUUR IYO DICIIF KII
CAG TA HOOSE GALIYOO
ADAA CAWIN KAREE
NAGA CAAWI XUMAHA
NAGA QABO CALOOL RAAG
CAQLIGI KA NACAY TUUR
CADAW DIIN HASOO CELIN
XAMAR HAYGU CAAIDIN
CIIDAYDA HODAN KA AH
CAQLIGI WAX TARI LAA
CARUUR TIISA NO GALI
CIIDAN EEBE NOO KEEN


*****

WA BILAAHI TAWFIIQ


 


ABDULKAHLIQ ALI MOHAMED
SAUDI ARABIA