Waxaan Taageersanahay Waxqabadka Xukuumada JSL ee Berbera Ka hirgalay 100 maalmood Anoo Kamid ah Madaxdhaqamedka Gobolka Saaxil

 


Berbera (TNN)-Anigoo ah Suldaan Yuusuf Cdartan Cawaale waxaan halkan kaga hadlaya waxqaba dka xukuumada ee 100 casho oo aan u arko mid wax ku ool ah gaar ahaan gobolka Saaxil. waxyaa baha laga fuliyey oo runtii wax lagu farxo ah taas oo ay aad ugu amaananyihiin Maayarka Berbera Cabdale MAxamed Carab,mareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir, Badhasaabka Gobolka S aaxil Maxamuud Cali Saleebaan iyo Wasiirka duulista iyo hawada Maxamuud Xaashi Cabdi Shaqada ay ka qabteen gobolka saaxil gaar ahaan Berbera.

waxaan leeyahay xildhibaanada golaha deegaanku way fashilmeen wixi loo igmaday kana soo  hor jeedaan waxqabadka bulshada lo wado iyagoo raba in Maayarku u fuliyo dano gar ah kana horeysii yo danaha bulshada.

Waxaan Xukuumada Ka codsanayaa inaan wax fadhi ah la qaban inta ka hadhay xiliga golaha  deeg aanada si umada wax loogu qabto inta hadhayna loo hirgaliyo shaqada balaadhan ee ka socota  w adooyinka magaalada Berbera.

Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir waxa uu sameeyey isbedel wax qabad oo lagu  d iirsaday saameyna ku yeeshay shaqadii umada loo hayey oo la tayeeyey iyo dayactiro badan oo  l aga hirgaliyey Dekeda.Dekeda Berbera waxay u muuqataa inay noqonayso deked la tartanta  dek edaha dalalka jaarka sidii uu xisbiga kulmiye ku balan qaadey waxaana laga hirgaliyey mudo  koob an wax dayacan tan iyo intii somaliland jirtay.

Bulshada reer Saaxil waxaan leeyahay Xukuumadii Xaqiina idin siin lahayd waxna idiin qaban lahayd ayaa dhalatay ee la shaqeeyey oo ka daaya hagardaamada iyo dacaayada aan waxba ku fadhiyin oo la jaan qaada boqolkii casho Berbera ayaa ugu waxqabad badnayd dalkana iyada u liidan jirtay.
 


Somaliland Guul iyo Gobonimo.
 



Suldaan Yuusuf Cartan Ducaale.

2522-4448166
Berbera Somaliland.

 

 

 

Source:Abdikarim Said Salah.
Journalist For Horn Cable TV,
Sahil Region Area Based
Geeska Afrika Journal,
in sahil region


Berbera Press Editor
website: www.berberapress.com
Regional Journalist

Mobile: +25224441209
Email: clkarim_3@hotmail.com
suldaan14@yahoo.com