OGAYSIIS: Jaaliyada Somaliland UK

 

 


Waxaanu dadweynaha Somaliland ee Ku dhaqan UK gaar ahaan dumarka ku dhaqan Lond on gogaysiinaynaa in Jaaliyada Somaliland UK u baahantahay oo ay ka banaantahay sad ex jago oo ka mid ah maamulka Jaaliyada


Kuwaasoo kala ah.
Xoghaye Guud
Xoghayaha isgaadhsiinta
Xoghayaha dhaqaalaha

Waxaano ka codsanaynaa cidii reer Somaliland ah ee diyaar u ah inay ku shaqayso qaab iskaa wax u qabsa ah (Volunteering) ee u leh hawlahaa khibrad iyo xeeldheeri, inay la soo xidhiidhaan guddida jaaliyada sida ugu dhakhsaha badan oo ay kala soo xidhiidhaan:

Guduumiyaha: 07504635232 email: barwaaqosoor@yahoo.co.uk
Guduumiye ku Xigeenka: 07951667066 email: jaarcad@hotmail.com
 

 


Allah Mahad Leh
Guddida SSUK