OGEYSIIS- OGEYSIIS

 



Waxaanu dhamaan Bulsho-weynta Ciise Muuse ee Qurbo-Joogta ah la-la Socod-siinaynaa in Shir-weynihii Beeshu uu ka dhici doono Magaalada London Taariikhdu Marka ay tahay Sabti 22/6/2013 iyo Maalin Labaada oo ah Axad 23/6/2013. Ciwaanada ama Goobaha uu Shirweynuhu ka dhici-doono Hadii alleh idmo Waa: Sidan Hoose:

Maalinta 1aad oo Sabti ah Taariikhduna Tahay 22/6/2013 Wuxuu Shirku ka dhici-doonaa Hadii alleh raali ka noqdo Ciwaankan:

Copland Community School, Ceceli Avenue, Wembley Middlesex, HA9 7DU,
Waqtiga:
12- 10 pm.



Maalinta 2aad oo Axad ah Taariikhduna Tahay 23/6/2013 Wuxuu Shirku ka Dhici-doonaa Hadii Eebe-raali ka noqdo Goobtan hoose:

Bridge Park Community Leisure Centre; Brentfield, Harrow Road. London, NW10 ORG
Waqtiga :
3 - 9 pm


Shirkaasi Wuxuu Noqon-doonaa Shir-dhaqan ah oo ku-saleysan Horumarinta Degaanada Be esha alleh ku-abuurey.

Shirkani Wuxuu Mar-walba Waa-faqsan yahay Jiritaanka iyo Gooni-isu-taaga Qaranka Som aliland.Waxaana ay Beesha Ciise Muuse ay si Mug-leh ay kaalin-teeda u-buuxineysaa Mar-kasta ,Sugida iyo Ilaalinta Nabad-gelyada Guud ee Qaranka Somaliland.

Wixii Faah-Faahin ah Fadlan La soo Xidhiidha Telefoonadan Hoos ku-Qoran:


Mobile : 07950 341 347
Mobile: 07961 444 102
Mobile: 0780854 7764
 


Tusan iyo Tixgelin
Wehelkiina Waa Alleh iyo Nebi (scs)
Gudida Qaban-Qaabada Shirka ee Kulan UK.
ENGLAND