ku gudoomiyaha X UCID EE JAMHUURIYADA SOMALILAND

 



OG MUSHASHARAXA MADAXWEYNAHA XCID SOMALILAND
OG XOGHAYAHA GUUD EE XUCID SOMALILAND
maanta oo ay bishu tahay 12.06.2015 waxan iska casiley xilkii guddoomiyenimo ee xisbiga caddaalada iyo daryeelka somaaliland ee wadanka holland duruufo ilasoo da rsay awgood sidaa daraadeed waxan jecelahay inaad cidkale usoo magacaabataan igana aqbashaan
iscasilaadayda anigoo M M ELEYE SUWEYS
GUUL SOMALILAND