Xafiiska Kulmiye Ee Norway wuxu ogeysiinayaa dhammaan  Dadweynah a JSL ee ku dhaqan Dalka Norway, in Mj. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu booqasho ku iman doono Norway maalinta Axadda ee 14.06.09.


Waxaanu bulshada la qaadan doonaa kulan balaadhan:

Maalinta Isniinta 15.06.09.

Saacada 16.45 ilaa 22.00.

Goobta kulanku waa Rosenkrantz gata 8 barbarka Oslo Nye Terater.

Ka soo qeyb gal wacan.


Allaa Mahad leh

 

 


Sulub Warsame

Gudd. Laanta Norway