SOMALILAND BIJEENKOMST MET UCID PARTY OP A.S. ZATERDAG 2 FEBRUARI van 17:00 tot 23:00 uur.

 

 

Xaflad ballaadhan oo lagu tageeriyo guusha Xisbiga UCID. Oo lagu qaban doono magaalada Den Haag maalinta sabtida ee ay taariikhdu tahay 02/02/2013 hoolka weyn De Mussen:
{Hoefkade 602 – 2526CM Den Hag}, 17.00 ila 22.00

Xaflada soo dhaweynta Xisbiga Mucaaridka ee UCID



Mucaarad iyo muxaafidba waxa xafladan inagala qaybgalaya Gudoomiyaha Xisbiga Caddaal ad iyo Daryeelka Somaliland. Ing. Faysal Cali Waraabe oo inooga waramidoona xaalada dal ku marayo waxa kala oo xaflaada inagala qaybgalaya Fanaaniinta: Mustafe Mohamed Wer is {M kiiko} Mukhtar Cabdi Obsiiye {M Oday} Xamse Axmed Mohamud Voor meer informatie kunt u contact opnemen met Abwaan M.M. Eleye Suweys 06-86058590.