xaflad ballaadhan oo siiheer sere ah loo soo abaauley ayaa lagu qabtay dalka Holland magaalada Denhaag

 

 


xafladaas oo loogu dabaaldegayey kadib markii uu xisbiga caddaalada iyo daryeelka{ucid} uu difaacday kaalintii uu kaga jirey sedexda xisbi qaran ee Jamhuuriyada Somaliland xaflada waxa soo abaabuley


taageerayaasha xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee dalka Holland waxa kale oo xaflada kala soo qaybgalay Gudoomiyaha xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka {ucid} Ing Faysal Cali Waraabe iyo ku simaha xoghayaha arimaha dibada mr Siciid Cumer {Siciid ucid} iyo waryayaal ka socday HCTV ugu horeyntii waxa xaflada furey


Gudoomiyaha Gudiga xisbiga ucid ee dalka Holland mr Mahamed Muhumed Eleye {Suweys}oo hadal koobanoo isugu jira warbixin iyo xaalada wadashaqeyneed ee taageerayaasha xisbiga ucid ee dalka Holland iyo welba hees ka hadlaysay dhibaatada ka israacii labada dawladood Somaliland Iyo Somaliya waxa isna qudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa halkaa ka soo jeediyey ku simaha xoghayaha arimaha dibada mr Siciid Ucid ugu dambayn waxa qudbad
aad loola dhacay oo ku saabsaneyd darajada ciidamada qaranka somliland iyo zaalada adag ee dalku galey Gud-xisbiga ucid Ing-Faysal Cali Waraabe hoos ka daawo sawirada