Xaflad ka dhacday magaalada Tog-Wajaale

 



 


Dugsiga hoose ee muj mahdi cali oo loo soo agaasimay xaflad ardaydii kaalmaha hore gashay lagu gudoonsiinayey abaalmarino kala duwan



Tog-wajaale (TNN):-Dugsga hoose ee muj mahdi cali xafladaasi oo ay kazoo eerayaalkale waxaa kale oo kazoo qayblay walidiintii dhashay ardayda oo buuxdhaafiyey dugsiga hoose ee mahdi cali waxaa iyana aan kazoo xaadirin maamulka degmada tog wajaale siday udhanyihiin iyaga oo lagu casuumay balse aan lagaranayn sababta ay uuga maqnaaden iyada oo dadwaynuhu calaamad su,aal saare hogaanka maamulka togwajaale oo noqday kuwo kagaabiyey shaqadii qaranku u,igmaday islamarkaana ku masquulay danahoodii gaarka ahaa kana seexday dantii guud ee caamka ahayd ugu horayn waxa halkaa kahadlay mustafe sheikh abubakar xuseen ooka mid ahaa waalidiinta kazoo


qaybgayshay munaasibada ardaydii kaalmaha hore galay lagu gudoonsiinayo jaa,isado ayku farxeen ardayduwuxuuna uguu horayn uga mahad ceeliyey gudoonka waxbarashada Gobolka iyo macalimiinta waka barta dugsiga hoose iyo sida qiimaha badan ee loo soo agaasimay xaflada waxa kale madasha kahadlay maamulaha dugsiga hoose Aadan sheikh abibakar xuseen oo uu ga mahad celiyey mulkiilaha Almis Spareparts ee degmada Tog wajaale oo gacan wayn ka gaystay islamarkaana bixiyey agabkii jaa,isadaha ardayda lagudoonsiiyey waxakale oo uu kawar bixiyey tirade ardayda dhigata dugsiga mahdi cali 1951 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho waxaanu sheegay in imika la galayo fasixxii sanad dugsiyeedka waxaanu waalidiinta iyo ganacsatada iyo wasaarada waxbarashada uugu baaqay inaan loo hayn ardayda cusub ee la


qoridoono fasalo ay galaan iyada oo ay buuxaa dhamaan fasalada dugsiga hoose ee tog wajaale oo kakooban 21 fasal balse loo baahan yahay inay wasaarada wabarashada Somaliland waalidiinta iyo ganacsatada magaaladu ay iska kashadaan sidii loodhisi lahaa fasalo cusub oo lagu kordhiyo dusiga maadaamo ay jirto duurufo iyo baahiyo keenaya in dhibsmayaal cusub logu kordhiyo si loo daboolo baahiyaha jira gabogabadii maamumulaha dugsiga hoose ee mahdi cali ee degmada tog wajaale aadan sheikh abubakar xuseen ku booriyey dadwaynaha reer tog wajaale sada ay jidadka udhisanayaan inay horumanta uga qaybqaataan horumarinta waxbarashada iyo inay gacan kagaystaan dhismayaal fasalo cusub oo lugu kordhiyo dugsiga, si lohelo fasalo cusub oo ay helaan ardayda cusubb ee laqaadan doono dabayaaqada sanadka 2013ka


Ugudanbautii waxaa xaflada soo xidhay Gudoomiyaha wax barashada Gobolka Gabilay Cali aadan Bayle oo sheegay inay wasaarad ahaan ku kordhin doonaan labafasal balse oo cusub wuxuuna ganacsatada iyo waalidiinta uugu baaqay inay ka qaybqaatan kordhinta iyo dhisida fasalo cusub oo lagudaro dugsiga hoose ee degmada tog wajaale mahdi cali school

 

 



Maxamed Cabdilaahi Qombor
Timacade News Desk
Tog Wajaale , Somaliland