SANAD WANAAGSAN

 


Waxa dhamaan shacbigga Somaliland ee deggan Ottawa iyo nawaaxigeeda si sharaf leh loo gu martiqaadayaa inay kasoo qayb galaan Xafladda Xisbigga WADDANI oo lagu qaban doo no :141 Bayview RD, Ottawa , maalinta Sabtida 4th Jan, at 4 PM.