Xafladii 3da Gudoomiye degmao ee Holland

 


Xalay oo taariikhdu ahayd 8-6-2014, waxaa xaflad soo dhaweyn ah ay u sameeyeen Jaalliyada wadan ka Holland 3da Maayir ee degmooyinka Gabiley, Berbera iyo Borama.. Xaladaasi oo ahayd mid si quman loo saa agaasimey oo ay soo abaabbuleeen ururka Noamad, Ururkaasi oo ila 2001 ahaa kii abaabuley Xafladii 18may ee ugu horeysey. Ila hadana gacanta ku haya.

Ugu horeyn , waxa halkaasi hadal kooban ku soo dhaweeyey Maxamed Yuusuf Buux iyo Gudoomiyaha Ururka Hooyo waaa lama Huraan Marwo Foosiya maxamed xasan.Waxaa kale halkaasi ka hadlay Gudoo miyaha Xusbiga Kulmiye iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid. Waxaan meesha ka maqneyn gabayo iyo geraa ro.


Ugu dambeyn, 3da Maayir ayaa si qoto dheer uga waramay hawlaha ay u hayaan shacab, isku soo wa da duub waxay ahayd xaflad ku dhamaatay jawi aad u qurux badan.