Xalima Abdi Obsiye oo hambalyo u diraysa wasirku xigeenka wasarada shaqada iyo arimaha bulshada Shukri Xariir Ismael




 


Waxaan halkan hambalyo aan la soo koobikarin u diraya walashay Shukri Xariir Ismael oo aan leeyahay Illahay ha kugu asturo xilka lagu magacaabay. Hana ku fududeeyo. Waxaanan filaya inaad si geesinimo ah ugu so bixi doonto xilka lagu magacaabay.

Waxaan mar labaad ku hambalyaynayaa xilka cusub ee wasir ku xigeenka wasarada sh aqada iyo arimaha bulshada. Waxaan ku rajaynaya sanadka dambe inaad noqoto was ir buuxa Insha Allah waayo waad u qalanta wasir iyo wax ka sareeya.
 

 


Wa bilahi tawfiiq.


Xalima Abdi Obsiye - Holland