WARSAXAAFADEE XISBIGA KULMIYE EE MAREYKANKA
IYO CANADA

 

 


UJEEDO: MAGCAABID XILAL MAY 16, 2016

KU: NURA AHMED WARIS
IYO
AHMED ABDI AHMED

Markaan arkay xilka Gudoomiye iyo G/ku xigeen ee Waqooyi bari ee Mareykanka iyo Muhii madiisa:


Markaan la tashaday assaasayaashii Kulmiye ee Mareykanka oo ah Musdanbeedka Xisbig a ee ku nool Washington dc iyo nawaxigeeda.
Markaanu aragnay Xilkasnimadooda Shaqo, kartidooda iyo Dednimadooda.

Waxaanu xilkaas Waqooyi Bari ee Mareykanka oo ah 10 Gobol iyo Caasimada oo kala ah “ Washington dc, Virginia, Maryland, Delaware, Pennsylvania, New jersey, New York, Conne cticut, Rhode Island, Massachusetts and Main”. U magacownay Gudoomiye Nura Ah med Waris, oo si buuxda ugu soo biirtay xisbiga Kulmiye iyo G/ku xigeen Injineer Ahmed Abdi Ahmed, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay May 16,2016.
 

Waxaanu u rajaynaynaa in Ilaahay ku garab galo xilkaas . Magacaabista xilkan ah Gudoom iyaha iyo ku xigeenka xisbiga kulmiye ee woqooyi bari ee mareykanka waxay dhaqan gala ysaa taariikhda la magacaabay ee kor ku xusan, xil-gudasho fiican
Alla Mahadle

 

 


Gudoomiyahay Xisbiga Kulmiye ee Mareykanka iyo Canada
Mustafe Cabdi Cartan