WAR-SAXAAFADEED

 

 


JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND

ucid

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka {UCID} Justice and Welfare Party
Ref/UCID/3276/2014 Date: 029/06/2014

Ujeedo/Xilal Magacaabid



Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Waxaa Uu War_Saxaafadedkan Ku Magacaabey Laba Masuul

Kuwaas Oo Markuu Arkey Hawlkarnimadooda,Uu La Tashadey Maamulka Uk Isla Marka ana Uu Ku Qancey in ay Hawshaa Ay ka soo Bixi Karaan

Ayaa Waxaa uu u kala magacaabey Labadan Masuul :-

Caasha Yusuf Cali G/Xigeenka Labaad E Uk
Zaynab C/laahi Xuseen Xogahaya Garabka Haweenka Ee London







Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

Eng: Faysal Cali Waraabe