WAR-SAXAAFADEED

 



Ku: Xubnaha Maamulka Degmada Laasgeel ee Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE = Abdaal =

OG: Gudomiyaha xisbiga KULMIYE = Hargiesa =

OG: Xoghayaha guud ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =

OG: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE = Hargiesa =



Ujeeddo: Magacaabidda Maamulka Degmada Laasgeel ee Xisbiga KULMIYE



Waxaan digreeto Guddoomiye ku magcaabay maamulka xisbiga KULMIYE ee degmada Laasgeel ee Gobolka Maroodi-jeex kadib:-

Markaan arkay muhiimadda ay magcaabistoodu u leedahay habsami-u-socodka hawlaha iyo abaabulka xisbiga KULMIYE,

Markaan ku qancay kartidooda iyo aqoontooda maamul,

Waxaan maanta oo ay bishu tahay April 25, 2017 u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay noqdaan hawl-wadeenada degmada Laasgeel ee Gobolka




Maroodi-jeex ee xisbiga KULMIYE:



1. Cali Xuseen Ciise inuu ahaado Guddoomiyaha xisbiga ee Degmada Laasgeel

2. Khadar Cabdi Cabdillaahi inuu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka xisbiga ee Degmada Laasgeel

3. Khadar Caawiye Cilmi inuu ahaado Xoghayaha xisbiga ee Degmada Laasgeel

4. Cawo Cali Xaashi inay ahaato Guddoomiyaha Garabka Haweenka xisbiga ee Degmada Laasgeel

5. Cabdiqani Maxamed Shanle inuu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada xisbiga ee degmada Laasgeel

6. Maxamuud Ibraahim Muxumed inuu ahaado Madaxa Abaabulka iyo Wacyigelinta Xisbiga ee Degmada Laasgeel.



ALLAA MAHAD LEH.



Maxamed Iid Dhimbiil

_________________________________

Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga KULMIYE