Xulka kubada cagta Gobolka Gabiley oo AFka ciid u darey Dhigooda Gobolka Saraar


 



Gobolka Gabiley oo 2 iyo 1 ku diraytey gobolka Saraar,boqolaal gaadiid ah oo ciyaartoyga lagag soo galbiyey garoonka ....


Hargeysa (TNN):-Ciyaar aad u adag aya amaanta ku dhexmartay gharoonka Hargeysa St adium oo dherxmaraysay xulka gobolka Gabiley iyo xulka gobolka Saraar, ciyaartan oo aa d moodayso inay labada gobol ay isju dheeli tiran yihiin ayaa laysku bilaabay weerar iyo weerar celis aya gobolka Saraar la yimid gookii ugu horeeyay oo uu u saxeexay lunbarka 20aad .


Ciyaartan oo wax ka badashay ciyaartii ayaa xulka gobolka Gabiley culasy badan saaraax xulka Saraar taasi oo ay weerar is daba jooga ah ku qaadeen waxaana ugu danbays ilka Dahable u saxeexay goolkii barbardhaca taasina waxay saamaxday in xulka Gabiley ay ciyaarta si toos ah ula wareegaan.


Dhamaadkii ciyaarta ayaa waxa u suurto gashay xulka gobolka Gabiley inay la yimaadeen goolkii guusha oo xulka gobolka Saraar ay diideen inay aqbalaan , waxaana ciyaartu noqo tay in la joojiyo muran kadib xulka gobolka saraar ayaa ciyaarta banaanka uga baxay, wa xaana ciidanka qaranku soo faro galiyaanciyaarta .


Goolkan oo in badan lagu murmay ciyaartoygii gobolka Saraar banaanka uga baxeen , Ga biley oo ciyaarta goolkii labaad la yimid.


 



Timacade News Desk
Hargeysa,Somaliland