Xuska 18 May 2017 - London

 


Ascw,


Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) Waxay dadweynaha sharafta leh ee reer Somaliland UK ogaysiinaysaa diyaaar in la gaban doono kulan lagaga arrinsanayo xuska 18 May 2017 iyo sidii loogu diyaar groobi laha.
Markaa waxaan ka codsanaynaa dadweynaha reer Somaliland UK inay isugu yimaada an intooda danaynaysa qabanqaabada iyo qabashada xuska 18 May 2017 oo ay isu gu yimaadaan hoolka hoose ee Blue Ocean – Shepherds’ Bush London, 358 Uxbridge Road, W12 7LL, Maalinta Sabtida ah ee 25 Feb 2017 iyo 6.00 galabnimo.

 


Wa billahi tawfiiq,
Gud/SSUK
Abdillahi Warsame