Xuska Sanad Guurada 23 aad ee 18ka May 2014

 


Sidii caadada inoo ahayd inaynu kawada tashano oo u diyaar grawno xuska maalinta qaaliga ahee 18 ka May, waxaanu bulshada Somaliland ee ku dhaqan UK ee danaynay sa qabanqaabada xaflada iyo dabaaldega sanadkan, ugu baaqaynaa inay ka soo qayb galaan kulan wada tashi oo lagu qaban doono Westlondon Somaliland Community ma alinta Axada ee taariikhdu tahay 16ka bishan March, saacadu markay tahay 6da galabnimo.

 

 

Allah Mahad Leh.
Gud/ Jaaliyada Somaliland UK