Prof Abdi Ismail Samater oo mar kale ku muusa naabay
dawlada Mareexaan
 

 


 

Prof Abdi Ismail Samater maaha waxa ka qaylasiinayaa wadaniyad iyo dal jacayl , ee waxaa weeye xa asidnimo iyo qudhun ka buuxa qalbigiisa, taas oo uu u hayo dad ka mid ah dadka dega Somaliland siiba qabiilada dhexe ee reer Somaliland.

Profka maanta waxaa waraystay idaacadaha ku yaal Xamar isaga oo jooga USA waxaaan  ka dhegays tay hadaladiisii, kuwaas oo ku saabsanaa Somaliland iyo Somalia laakiin Profku muu hadal ee wuu mant agay kaas oo uu kula dul dhacay Ethiopia iyo Somaliland xadhiidhka wanaagsan ee ka dhexeeya ku lah aa Barlamaanka Xamar isku xag xaganayow Somaliland Ethiopia aqoonsanaysa idina Muufadiibaa  dhuu qaysaan ,fadhiga ka kaca intaan la aqoonsan Somaliland oo maanta caalamkii oo dhami  taageersanyah ay .

Waa yaab hadii Ethiopia aqoonsato Somaliland ma isagay amar ka qaadan lahayd mise waxay talo  way diin lahayd qolyahaas Barliament ku sheega ah ee quraaradaha saliid macsarada ku sita ee weliba ku maydha ayay Ethiopia u dabo fadhiisan lahayd aqoonsiga Somaliland.

Hadana waxaan kala garan waayay in Profku wax liqsanaa iyo in kale ka dib markii la waydiiyay  Somalil and iyo Soomaaliya keed raacsantahay wuxuu ku jawaabay hadal aan ahayn kii lagu yiqiin Profda kaas oo ahaa labadoodaba mid la qaato ma laha taas oo meel ka dhac ku ah dadka af soomaaliga ku hadla.

Hadalkiisuna waxuu u egyahay nin ka soo dhex hadlaaya POP meesha biyaha kulul gaaladu ka cabto h adalkaas oo akhlaaqda suuban ka fogaa lana odhan karin wuxuu ahaa hadal nin masuul ah oo weliba Prof ah ,waxana uma tarayso guubaabada uu guubaabinaayo Barliament qalbiga saliid macsaro  madoo baysay waxa wax u tarayaa waa isaga oo qiri wanaaga iyo horu marka ay ku talaabsadeen dadka reer Somalilad intii uu POPka ku jiray.

Waxaan leeyahay dadkii u doodi jiray Profka waxaad  dhagaysataan hadaladiisa is duqaynaya ee uu Profku ku hadlaayo intaydaan odhan isku reer Awdal baan nahay markaa ka dib waxaad rabtaan she ega .Profku wuu ka tanaasulay oo ka maarmay Awdal, Somaliland iyo Soomaaliyaba, waxaanuu si cad u yidhi anigu dadkaas dagaaga ah midna ma ihi ogaada reer Awdal waxay ka mid yihiin dadka uu Profku ku sheegay dagaaga aniguse beri hora ayaan ogaaday in Profku ay ka dhimatay Somalilandnimadii iyo Soomaalinimadiiba .

Waxay ay ahayd beri ay isaga iyo Afyare Elmi Aljazeera isu jiibinayeen isu jiibiskaas oo ku saabsanaa ku digashada wixii ka dhacaayay Xamar 2006dii waxa uu Profku eeda dusha ka saaray dadkii masaakiin ta ahaa ee la dagaalmaayay Ethiopianka waxa uuna ku tilmaamay dad cawaan ah oo aan garanayn wa xa ay dawladi tahay hadalkaas oo runtii aan aad uga damqaday aadna ii gubay.

Profku waxa la yaabaa marka uu isku dayo in uu ka hadlo arimaha Soomaaliya iyo Somalilandba oo ay labadaba ugu danbeeyeen 40 sano ka hor ,hada proku waxa uu qurbaha ku gaadhay darajadii Seaman da lamana odhan karo waa Prof ,taas waxaa kuu cadaynaysa sida uu u hadlo marka wadankii la soo ha dal qaado ,isaga mar kasta jawaabta uu wadankii ka bixiyaa noqonayso jawaab tii Seaman da oo kale badanaa jawaabihiisu waa qaar uu ka akhriyay enternetka iyo hadalada ay ku sheekeeyaan Soomaali da maqaaxiyahooda shaaha laga cabo.

Anigu ilaa hada waxaan is waydiinayaa goorta uu Prof Abdi Ismail Samater soo booqan doono dhulkiisii hooyo iyo Awdal oo uu isagoo boorsooyinkiisa wata ka soo degi lahaa magaalooyinka Berbera ama Har gaysa, oo ay ugu danabaysay bare hore indhihiisana ku arki lahaa xaqiiqada dhabata ah ee ka jirta Aw dal iyo meeshii uu ku barbaaray inta uu warxuma tashiil uu ka sheegi lahaa ha isku dayo in uu soo booq do Awdal iyo qaraabadiisii taas oo ah waxa qudha ee Profka daawo u noqon kara maadaama aanu 40 sano arag qaraabadiisii.

 

 

 

 

 

Ibrahim jama
ibrahimjama2004@hotmail.com