Suldaankii Guud ee Beesha Arab,Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax,oo dalka Turkiga ku geeriyooday إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّآ إِلَيۡهِ رَٰجِعُونَ
Dhamaan Bahda Timacade News Network (TNN),waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Beesha uu Sulda anka Guud u ahaa, qoyskiisii,ehelkii,qarabadii,xigaalkii,asxaabtii,madax dhaqameedka & dhamaan shac abka Somaliland meel ay joogaanba,geerida ku timid walaalkeen,marxuum, Suldaan Cumar Suldaan Max amed Suldaan Faarax. Waxaan Allaha awooda leh uga baryaynaa, inuu marxuumka danbi dhaaf u fidiyo,jannatul Fardawsa a claana ku casuumo,dhammaanteena samir & iimaan saadiqa inga siiyo,aamiin yaa Rabbi.
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّآ إِلَيۡهِ رَٰجِعُونَ
|